BREAKING NEWS

Muqaal Sir ah oo laga duubay Amaal Nuur Cusmaan{Video}

Taliska booliiska Soomaaliya ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaalka gabadhii ay u gacan geliyeen dowladda Denmark, ee Amaal Nuur Cusmaan oo ay wareysaneyso Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Amaal ayaa ah gabar baxsad ka ah reerkeeda oo raadinayey muddo laba bilood ah, kadib markii ay ka baxsatay xarun lagu dhaqan celinaayey oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top