BREAKING NEWS

Dhalinyarada Buuhoodle Oo Booqday Goobtii Uu kudhashay Halgamaagii Somaaliyeed Sayid Maxed Cabdalle Xasan ?. {Daawo Video}

dhalinyarada ku nool Magaalada Buuhoodle ayaa waxay Maanta boqdeen goobtii uu ku dhashay Sayid Maxed cabdule oo ah duleedka Degmada Buuhoodle sayidka oo ahaa halgamagii soomaliyeed dhalinyaradan ayaa waxay ka codsadeen madaxda soomaliyeed inay goobtanka dhisaan guri lagu ururiyo tarikhtii Sayid maxed cabdule xasan

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top