Guddiga Farsamada Doorashada Galmudug ayaa Maanta Shahaadada Musharixnimada Gudoonsiiyaya Madxwayne kuxigeenka Hore maamulka Galmudug Xaashi Carabey
Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug ayaa markii labaad u taagan xilkan, isagoo ku-xigeeno u ahaa Madaxweyneyaashii soo maray maamulkaas ee kala ahaa C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Carabey ayaa lagu xusuustaa inuu qeyb ka ahaa khilaafkii xooganaa ee ragaadiyey Maamulkii Madaxweyne Xaaf, kaasoo sababay in maamulkaas uu noqdo labo garab oo kala fadhiya dhuusamareeb iyo cadaado isagoo ugu dambeyna burburay.
Warar kale oo aanu Helayno ayaa sheegaya sheegaya in musharaxnimada Maxamed Xaashi Carabey ay gadaal ka riixeyso dowlada Somalia oo kalsooni buuxda kuqabta Xaashi


