BREAKING NEWS

Sawirka Maanta iyo Amiin Caamir Maxuu Kusaabsan yahay .{Daawo Sawirka }

Farshaxanka Amiin Caamir ayaa sameeyay Sawir Cajiiba uu kasameeyay Shirkii Madxda maamulada Somaaliyeeed ee kadhacayay magaalada Niarobi iyi safiirka maraykana ka ufadhiya Somaaliyaa

Amiin Ayaa Sawirka si gaara ah ugu muujiyaya Madaxwaynaha jubbaland ee doorashadiisa Dadka Saluugsanaayeen oo leh Jubbland Madaxayga ayay kusoo hadhay Sidoo kalena sawirka waxa uu kumuujiyay Uunsi oo caan baxaday wakhtigii Caleema saarkiisa Axmed Madoobe

Shirkan Maamulada iyo Safiirka Maraykanka dhexmaray ayaa lagu sheegay mid loogu kala Dabqaadayey Xukuumadda Federaalka iyo Maamulada oo khilaaf uu muddo ka dhexeeyay.

Balse waxaa shirka Joogay Madaxda Maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo Xidhiidh wanaagsan uu kala dhexeeyo DF-Soomaaliya, SIdoo kale Kursiga Galmudug ayaa Bannaan Maadaama aanu Jirin weli madaxwayne cusub oo maamulkaasi uu yeeshay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top