BREAKING NEWS

Waxgaradka Buuhoodle Oo Dhulbahante Weyne Fariin Udiray{Video}

Beesha Ahmed Garaad oo Ka Hadlay Dilkii Loo gaystay Alle Ha u Naxariistee Farxaan Maxamed Xasan Yare” Beesha Ahmed Garaad ayaana Dilkaasi ku eedeeye Beesha Baharsame.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Waxgaradka Beesha Ahmed Garaad ayaana Baaq u Diray Beesha Baharsame inay Kala Xaajoodaan Dilkaasi Waxayna Kaloo fariin u Direen Waxgaradka Dhulbahante inay Arintaasi soo fara galiyaan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top