BREAKING NEWS

Beesha Bahrarsam Maxay Ka tidhi Baaqi Axmed Garaad{Video}

Waxaa Goordhaweyd Warbaahinta La hadlay beelweynta Bahrarsame oo loo sheeganaayo Dilka Farxaan yare oo dhawaan Maamulka SNM Toogtay loona toogtay Nin ka soo jeeda Beesha Bahrarsame.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Beelweynta Bahrarsame waxay sheegatay inay diyaar u tahay Sharciga ilaahay iyo Xeer somaliyeed labadaba inay diyaar u tahay in ay la marto Axmed Garaad.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top