BREAKING NEWS

Musharraxiinta Galmudug Oo War Cusub Soo Saaray

Qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xil ka madaxweynaha Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay Dhuusamareeb ayaa war cusub ka soo saaray xaaladda maamulkaasi.

Musharraxiintaan oo kale ah:- C/rraxmaan Maxamed (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale, C/laahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Dheere, kana mid ah kuwa ugu saameynta badan doorashada Galmudug ayaa ku baaqay in la’isugu yimaado shir deg deg ah.

Sidoo kale waxa ay dalbadeen in muddo 15 cisho ah dib loo dhigo howlaha dhismaha ee ka socda magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo ee maamulkaasi.

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top