BREAKING NEWS

Dawlada Somalia Soomaaliya oo ka hadashay cudurka dillaaga ah ee CORONAVIRUS

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay dadaalada ku aadan cudurka coronavirus oo laga xaqiijiya 18 dal oo dunida ku kala yaal.

Wasaaraddu waxay sheegtay inay had-iyo-jeer ku guda-jirto gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan.

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top