Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa goor dhow doortay madaxweynah cusub ee mamaulkaasi, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Madaxweynaha cusub ayaa waxaa loo doortay, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), kaas oo wareegii koowaad helay 66 cod, sida uu ku dhawaaqay guddoonka baarlamaanka.
Sidoo kale saddexda musharrax ee kale ayaa kala helay
Cabdullaahi Axmed Samater. 9 Cod
Cabdiraxman Aadan Sabriye 1 Cod
Axmed Shire Maxamed (falagle) 1 Cod