BREAKING NEWS

Puntland Oo Xidhay Xafiis Caalami Ah Oo Dawlada Somalia Ku Lahayd Garowe.

Dowlad goboleedka Puntland ayaa xiray xafiiskii Guddiga doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya ee Garoowe ku yaallay

Puntland ayaa xirtay Xafiiska Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ee ku yaalay Puntland gaar ahan Garoowe si lamid ah sidaas waxaa la faray dhammaan masuuliyiinta heer Degmo iyo Gobol in aan wax howl ah oo la xiriira Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka laga qaban karin degmooyinka iyo gobolada Puntland.

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top