BREAKING NEWS

Puntland oo hadda iskugu yeertay Wariyayasha, kuna dhawaaqay go`aankii ugu adkaa.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa tan iyo shalay kulan deg deg ah la lahaa golihiisa Wasiiradda, waxaana aad looga hadlay arrimaha siyaasada ee kuwajahan dawladda Faderaalka Soomaaliya oo ay isku hayaan arrimaha qaarkood.

Wariyayaasha ayaa looga yeeray Aqalka Madaxtooyada, waxaana la filayaa in ay saxaafadda la hadlaan xubno katirsan golaha Wasiiradda ee Puntland.

Qodobada qaarkood ayaa ah in la hakiyo wada shaqeynta u dhaxaysa dawladda Faderaalka & Puntland, waxaana sidaas oo kale lafilayaa in ay cadeeyaan in ay dib u dhigaan arrimaha wada tashiga qaarkood.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top