BREAKING NEWS

Qareenada Ka Howlgala Garoowe Oo Shaqo Joojin Sameeyey

Qareenada ka hawlgala Garoowe ayaa shaqo joojin sameeyey, iyadoo saaka maxkamada derajada koowaad ay xukuntay eedaysanayaal aan haysan sharci yaqaano difaaca.

Qaar ka mid ah qareenadda oo suxufiyiinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in wasaaradda maaliyadda maamulkaasi ay ku soo rogtey cashuur dheeraad ah.

Sidoo kale Sheekh Siciid oo ka mid ah qareenadaasi ayaa Shabelle uga warbixiyey shaqo joojinta ay sameeyeen.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top