BREAKING NEWS

Khilaafkii U Dhexeeyey DF Iyo Puntland Oo ‘La Xaliyey’ {VIDEO}

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu ay tahay Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la soo afjaray khilaafkii dhinaca waxbarashada ee dowladda federaalka iyo Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sida ay tilmaameen xildhibaanadu ardayda Puntland ayaa dhowaan heli doono shahaadooyinka dugsiga sare oo muddooyinkii dambe ay caqabad ka taagneyd.

Xildhibaan Cumar Cismaan Waabari oo la hadlay warbaahinta kulanka kadib ayaa ka warbixiyey sida loo xaliyey khilaafkaasi.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top