BREAKING NEWS

Ku xigeenka Qoor qoor Oo Isbuuc Gudihiis La yimid Waxyaabo Laga Fileyn

Cali Daahir Cidi ayaa la yimid Falsafad shaqo oo aysan Madaxdii hore sidaas wakhti kooban uqaban,taas oo la leeyahay waxa uu kaga faa’iideysanayaa is garab taaga Dawlada Dhexe usameysay.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa maanta so kormeeray Xafisyo Cusub oo dhismohooda uu ka socdo Madaxtoyada Galmudug,

Xafiisyada ayaa waxaa ku shaqayn doona Shaqalaha Madaxtooyada Galmudug oo Xafiisyadi ay horay u isticmali jireen ay ku yaradeen,

Madaxda Cusub ee Galmudug ayaa waxay si dardar leh u wadan shaqadii lo egmaday waxaana usbuc gudihiis la qabtay Shaqoyin ay ka mid tahay.

-La wareegida ilaha dhaqalaha Galmudug,

-Ansixinta miisaaniyad Sanadeedka Galmudug ee 2020

-Dardargalinta Amniga Guud ee Galmudug,

-Kala badalka taliyeyaasha Nabadsugida iyo Booliska Galmudug iyo Waxyaabo Kale.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top