BREAKING NEWS

War Deg Deg ah: Garabyadii jabhada SSC ee Nugaal iyo Hawd oo Heshiis ku Kala saxeeday Buuhoodle{Video}

Waxaa maanta Magaalada Buuhoodle Lagu soo Bandhigay Heshiis ay gaashen Saarakiisha Jabhada SSC ee Nugaal iyo Hawd oo ay kala Hogaaminayaan Faysal Falaalug iyo Cabdi Madoobe,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxda Jabhada SSC ee Nugaal iyo Hawd ayaa usoo bandhigay warbaahinta maanta Heshiis ka kooban 9 qodob labada garab ku heshiiyen,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top