BREAKING NEWS

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya oo Safar aan la Shaacinin ku Yimid Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga dowladda Kenya Fred Matiangi ayaa soo gaaray maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin katirsan dowladda kuwaa uu soo dhaadhiciyay Gudaha Magaalada.

Wali lama Xaqiijin Sababta rasmiga ee ka dambeysa Safarka Wasiirka Iyo Wafdigiisa, balse waxaa la aaminsan yahay inuu salka ku hayo Xiisada cirka isku shareertay ee ka dhax aloolsan Kenya Iyo Soomaaliya.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top