Madaxweynaha dawladda Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta shaaciyay inuu booqasho rasmi ah ku tagi doono magaalada Muqdisho, ee caasimadda Soomaaliya.