BREAKING NEWS

Laascaanood Oo Caawa lagu Toogtay,

Maleeshiyaadka Maamulka somliland Ayaa goordhaweyd Badhtamaha Magaalada laascaanood, ku toogtay Mid kamid ah Wadayaasha Gadiidka Mooto Bajaajta,

Darawalka ay toogten Caawa Maleeshiyaadka Somaliland ayaa lagu magacaaba Cali Carab Sugule,

Dhaawaca Wiilkan Dhalinyarada ah ayaa lagu dadiibaya Hospitalka Manhal Laascaanood,

Somaliland Ayaa magalaada Laascaanood Ku daadisay Maleeshiyaad aad u badan Tan wixii ka danbeeyay Qaraxii lagu dilay Gudoomiyihii Maxkamada Laascaanood,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top