BREAKING NEWS

Isimadii Ku Dhawaaqay Midnimada Somalia Oo Muuse Biixi War Yaab Leh Ka Soo Saaray{Video}

Maamulka somaliland ayaa ka hadlay isimadii Dhawaan shaaciyay in loo baahan yahay midnimada soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Isimadaasi oo kala ahaa suldaanka Guud ee Beelaha isaaq Suldaan Maxamed cabdiqaadir iyo Boqor Buurmadow kuwaaso sheegay in loo baahan yahay in mar kale soomaaliya mid noqoto islamarkaana aysan sii socon karin Qadiyada ah gooni isutaaga somaliland

Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada Maamulka Somaliland Ayaa sheegay in Maxkamad la saaraayo Xubnaha Isimada ah ee soo dhaafay Xayn Daabka Isim-nimo waa sida uu hadalka u dhigay Wasiirkaasiye,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top