BREAKING NEWS

Ina kaahin Oo Sheegay in Lacagtii Caalamka odhan Xamar Ku Dhacdo{Video}

Maamulka somaliland ayaa sheegay in dhaqaalihii ay ka heli jiren Caalamka uu haatan ku dhaco Xamar islamarkaana ay xukumda soomaaliya waxba ka soo gaadhsiin dhaqaalahaasi,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Wasiir Kaahin Oo Ka hadlaayay xaalada Caabuqa Covid 19 ayaa sheegay in dhaqaalle uu ku deeqay Ganacsadaha reer Chin ee Alibaba ay dawlada soomaaliya isku koobtay.

Maamulka somliland Ayaa tan iyo markii ay xukunka dalka soomaaliya Qabten Farmaajo iyo khayre waxaa ka muuqda Daal iyo duruuf siyaasadeed oo aysan kala kulmi jirin xukumadihii hore ee Soomaaliya,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top