Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Bixii cabdi ayaa isaga Baxay Magaalada Hargyasa isagoo u u cararay Duleedka Magaalada Gaar ahaan Dhul Beereed uu ku leeyahay gudaha Duleedka Hargaysa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Boqor Buurmadow ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne Biixi ka cararo Hargeysa oo uu Corona Virus kaga dhuumanayo beer ku taal duleedka caasimadda diidona in cid u timaado. Boqorku wuxu sheegay in ay ceebtahay in Madaxweynuhu la dareen noqon waayo dadkiisa halista ku jira.