BREAKING NEWS

Madaxweyne Caan Ah oo Muuse Biixi Ku Khasbay Siidaynta Caldoon{Video}

Horjoogaha maamulka somalialnd Muuse Biixi Cabdi ayaa Dag dag u aqbalay codsi uga yimid Madaxweynaha Is amamulka soomaali State Mudane Mustaf Cagjar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Madaxweyne Cagjar ayaa Muuse Bixii Ka dalbaday in uu sii daayo Samafale Wariye Cabdimaalik Coldoon.

Qoraal u soo dhigay Bartiisa Facebook Madaxweyne Cagjar islamarkaana uga hadlaayo xidhiidh uu kala sameeyay Muuse Bixii arrinka Caldoon Ayaa u dhigna Sidan

”Waxaan xariir lasameeyay madaxwayne Muuse Biixi Cabdi, waxaana kawada hadalnay Arimaha Amniga iyo sidii LA-iskaga kaashan lahaa si looga hortago caabuqa Covid19, loona adkayn lahaa xuduudaha labada dhinac si looga hortago faafida cudurka.”

”Waxaan sidoo kale madaxwaynaha kawada hadalnay, Arinta Samafale Cabdimalik Coldoon madaxwaynaha aad buu ugu mahadsan yahay Tixgalinta codsiga xukuumada.”

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top