BREAKING NEWS

Gabadh u Dhalatay Kenya Oo Ka Sheekaysay Dhacdo Laascaanood Ku Qabsatay{Video}

Caasha Fanaxley oo Ah Haweenay kenyan Ah Islamarkaana Mudo ka badan 3 Sano ka ahayd Macalin Magaalada Laascaanood ayaa ka waramaysa Qiso ay kala kulan tahay Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


caasha oo Af Soomaaliga Ku baratay Laascaanood haataan ku sugan Gudaha Dalkeeda KenyaNarobi ayaa ka warantay Arrimo Badan,

Caasha waxay Sheegtay in ay Laascaanood Ku baray Af Somaliga sidoo kale waxay Sheegtay in ay ka jeclaatay Wiil gudaha laascaanood.

Intaas waxay ku dartay inay jeceshay Diinta Islamka balse reer koodu u diidan yihiin.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top