BREAKING NEWS

Somaliland Oo Shaacisay In laascaanood Bandow Galayso}Video}

Gudoomiyaha Gobolka sool ee Maamulka Somaliland Cabdiqani Jiidhe ayaa sheegay in Maamulkoodu uu Bandow Ku soo rogaayo gudaha Magaalada Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Waxaa uu sheegay in Bandowgan ay qeyb ka yihiin Masaajidu oo xata la xidhi doono.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top