BREAKING NEWS

Guddoomiye Jeyte”Waxaan Guud ahaan joojiney Jaadka laga keeno Itoobiya”

Guddoomiyaha weli aan xilka la wareegin ee Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Maanta Kulan gaar ah waxaa uu la qaatey Saraakiisha Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM,isaga oo kala hadley Arrimaha Amniga iyo sidii xaduuda loo xirir lahaa.

Guddoomiyaha oo kulanka kadib Warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in xillgaan wixii ka dambeeya uu Maaulka Gobolka Hiiraan joojiyey jaadka (Qaadka) ka yimaada dhinaca itoobiya.

Saraakiisha Ciidamada ayuu ku amrey inay qaadaan tallaabo lagu joojinayo Jaadka oo horey dowladda Soomaaliya ay u soo saartay Amaro lagu joojinayo si looga hortago Cudurka Coronavirus.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top