BREAKING NEWS

Hargaysa iyo Borame Oo Laga Helay dad Qaba COVID 19.

Maamulka Somaliland ayaa Maanta shaaciyay Kiisas Cusub oo Caabuqa Covid 19 ah kaaso laga helay qaar kamid ah Deegaanada maamulkaasi gacanta ku hayo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaaciyay in sadex qof oo cusub laga helay xanuunk COVID-19.

1 qof oo Boram ah
2 qof oo Hargaysa ah

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top