BREAKING NEWS

Kiisaska coronavirus ee Jabuuti oo gaaray 732

Dalka Jabuuti ayaa maanta xaqiijiyay 141 qof oo kale uu ku dhacay cudurka Corona, sida uu xaqiijiyay xoghayaha wasaaradda caafimaadka Jabuuti, Saalax Banoyta Turaab.

Waxa jira walaac Ku adaan cudurkan tiirada guud ee dadka u haayo cudurkan corona ayaa hada ah 732 qof dalka djibouti iyada oo ay kisas cusub oo gobolada ah ay jiraan halka tiirada dhimashada ay wali tahay 2 qof dhanka kale waxa ka bogsaday cudurkan 3 qof tirada dadka caafimaday waa 76 qof guud ahan sida ay Wasaarada sheegtay.

Iyada oo ay magaalada bando saaran tahay 24 saac ayaa hadana su’asha dadka aay isweydiinayan ay tahay cudurkan oo aad u sii fafaaya maalinta kasta.

Iyado oo ay dowladu kordhisay waqtigan Bandowga wadanka iyada oo la gaarsiyay ilaa 28 bishan.

Waxa dalka soo gala wali qaadka oo ka yimaada dalka Ethiopia waxa jira in meelaha qaar dadka ay isku soo uruuran waana sababta keeni karta in cudurkan uu faafo.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top