BREAKING NEWS

Somaliland Ciidan Duldhigtay Gobolka…..

Horjoogaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi cabdi ayaa goordhaweyd Amray in Ciidan Xoogan la geeyo Gobolka Sanaag.

Ciidankan oo ka baxay taliska Oog iyo Gobolka Togdheer ayaa ku wajahan deegaanada Fadhigaab iyo Ceelafweyn ee gobolka sanaag oo dagaal xoogan maanta ku dhexmaray Beelaha Isaaq gaar Ahaan habar lamaan”

Muuse Biixi ayaa Amray In Ciidamada La geenaayo Deegaanka Lagu Dagaalamay laga reebo Beelaha Habar yoonis iyo Habar Jeclo ciidamadooda lana geeyo Ciidamo isugu jira Dhulbahante Samaroon iyo isaaqa kale sida ay xogta nagu siiyen Xubno Kamid ah Maamulka Muuse Biixi,

Ciidamada Ayaa Muuse Biixi U adeegsanaya inay hakiyan Colaad danbe oo mar kale halkaasi ka qaraxda

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top