BREAKING NEWS

Xukumadda Somalia Oo $1 Milyan ugu Deeqday Qardho

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa kudhawaaqday $1malyan oo Dollar oo loogu talogalay xaaladda magaalada Qardho.,

Raysalwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shaaciyay warkan, waxaana kahoreeyey guddi uu magacaabay oo arrintan ka shaqeynaya.

Xukumada Puntland ayaa cadeysay in lacagtan ay soo gaartay maantaba.m

Madaxweynaha Puntland ayaa shalay gaaray Qardho, si uu dadweynaha u arko marxaladooda, waxaana uu magacaabay guddiyo kala duwan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top