Maamulka Somaliland ayaa ka Faa’iiday Diidmadii ay dhawaan Diiden in Labo Diyaaradood oo Dalka Canada Dawlada Somalia ka soo kireysatay inay Deegaankooda ka Buufiyan Ayaxa,
Hay adda FAO Ayaa somaliland maanta ku wareejisay Lix Gaadiidka Cabdi Bilaha eh ee dagaalka loo isticmaallo kuwaaso la saaray Matoor yar oo loogu tallo galay in Lagu buufiyo Ayaxa.
Fa’iidadda ay somaliland ka heshay Diidmada Diyaaradaha Fadaraalka ayaa ah inay ku heshay gaadiid Cusub oo ah nooca Dagaalka ee dheereeya kuwaaso ay u isticmaali doonto Dagaalka Gobolada SSC,

