Siciid Cabdullaahi Deni, oo xalay Shacabka u jeediyay Khudbaddiisa billaha ee La-hadal dadweynaha ayaa markii u horraysay ka hadlay Khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweyne ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan.