BREAKING NEWS

Kala carar Ka dhacay Shirkii Jabuuti

Waxaa fashil ku soo dhamaaday wajiga koobaad ee shirkiii wadahadalka Fadaraalka iyo maamulka somaliland.

Ergada labada dhan ayaa midkasta jeediyay qudbada uu uga hadlaayo Dooda shirka uu la yimid,

Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya ee dalka Jabuuti ayaa lagu kala kacay wajigisii hore, ka dib markii madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu sheegay in ajandaha kulanka lagu daro aqoonsiga Somaliland iyo in dawladda Soomaaliya ay ka garowdo xasuuqii ay u gaysatay dawladdii kacaanku shacabka Somaliland.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top