BREAKING NEWS

Muuse Biixi oo si aan horey u dhicin loogu soo dhoweeyey Hargeysa{Video}

Beesha isaaq ayaa maanta Magaalada Hargaysa si yaab leh ugu soodhaweysay Hogaamiyaha SNM Muuse biixi cabdi kadib guushi ay kala yimaaden shirka Jabuuti ee Ahayd in iyaga looga danbeeyoShanta gobol ee waqooyi iyo In dhaqaalaha loo furo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top