Somaliland ayaa si caro leh uga jawaabtay hadalkii Madaxweynaha Puntland Siciid Deni todobaadkan ka sheegay magaalada Qardho ee ahaa in ay ciidamadeeda kala baxdo gobalada Sool, Sanaag & Cayn goobaha ay kaga sugan yihiin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka warfaafinta ee Somaliland Saleebaan Koore ayaa si adag ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland oo uu sheegay in maamulkiisa gudihiisa ay ka jiraan kala daadasho