BREAKING NEWS

DEG DEG: Matalaada gobolka Banaadir oo la ansixiyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay in gobolka banaadir matalaad laga siiyo Aqalka Sare.

142 Xildhibaan ayaa u codeeyay, 4 ayaa diida

Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Sare ku yeelan doona 13 xubnood.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top