BREAKING NEWS

Xaliimo Yarey oo sheegtay in Doorashooyinka Dalka aysan ku qabsoomi doonin Xiligeeda. {Video}

Guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa soo jeedisay labo qaab oo ay sheegtay in ay doonayaan in ay u dhacdo doorashada Soomaaliya, labaddaasi qaab ayaa keenaya dhammaan dib u dhac ku yimaada doorashada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaliimo Yareey “waxaan cadeeneynaa doorashada in ay ku qabsoomi karto mudo 13-bilood ah,oo ka bilaabaneysaa Jully 2020-ka ilaa Augsto 2021”

Xaliimo Yareey ayaa sido kale tiri “Sharcigeena ayaan burburineenaa hadaa maalin kasta u hanqal taagno doorasho dadban”

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top