BREAKING NEWS

Garacad Oo Noqotay Dekad Dhulbahante,

Beesh Dhulbahante oo ka Share Badnaatay Jifiyhii Cumar Maxamuud ee Dakadda Garacad wax ku darsanayay,

Ganacsatada Beesha Dhulbahante ee leh Company-ga Hass_Petroleum ayaa $20 million oo Dollar oo Share ah ku darsaday Dakada Garaacad ee Gobolka Mudug.

Hoos ka Akhriso Saamiga lacageed ee Beelkasta Ganacsatadeedu ay ku Darsatay dhismaha Dakada Garacad.

1.Beesha Dhulbante $ 20 Million

  1. Beesha Leelkase $10 Million
  2. Dududble (Hawiye) $10 Million
  3. Ciise Maxamuud $ 5 Million
  4. Nuux jibrahil $ 3 Million
  5. Wabeeneeye $ 3 Million
  6. Cisman Maxamud $1 Million
  7. Cali Saleeban $1 Million
  8. Reer Bicidyahan $1 Million
  9. Reer Maxamuud $500K
  10. Amaanle $500K
  11. Sawaaq Roon $500K
    12 Ugaar Saleebaan $500K
    13.Bahmarjeenteen (Warsangali) $300K
  12. Idigfacle $300K Dollar
  13. Awrtable $300k Dollar

Beesha Cumar Maxamuus iyo Reer walba Ganacsatadoodu saamiga ay Baxsheen.

  1. Reer Mahad Farax . $10 Million Dollar
  2. Reer Xirsi Faarax . $8 Million Dollar
  3. Reer Khalaf Farax $5 Million Dollar
  4. Reer Cabdille Farax.$5 Maillion Dollar
  5. Reer adan cigale. $5 Million Dollar
  6. Cabdiciise . $5 Million Dollar
  7. Bah Mareexan. $5 Million Dollar
  8. Mohamed cumar. $5 Million Dollar
  9. Reer cali mohamed. $2.5 million Dollar
  10. Reer Liiban cigalle $1 million Dollar
  11. Ibarihim cumar. $1.5 million dollar
  12. yonis cumar. $1.2 million dollar
  13. Ali farax shirwac $500k Dollar
  14. Warsame faarax $500k Dollar
    15 . Cigaal faraax $300K Dollar
  15. Dalal faarax $ 300K Dollar
  16. Darood faarax $ 300K Dollar
  17. Guuled faarax $300K Dollar
  18. Ciroole faarax $200K Dollar

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top