BREAKING NEWS

Oromadii Oo Ku Doodaysa Saamigii Ay Xamar ku Lahaayen{Video}

Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ka helaan Gobalka Banaadir.

Qaar kamid ah madaxda Qowmiyadda ayaa sheegay inanay macquul aheyn 40 sanno oo xuquuq la’aan ah, waxeyna tiradooda ku sheegeen 30,000 oo Qoys

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top