BREAKING NEWS

Somaliland Oo tidhi Waa in Dhagax Lagu Dilaa Qofkii Hargaysa Ku Dhex Xidha Calanka Somalia{Video}

}Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay Warbaahinta magaalada Hargaysa ayaa ka hadashay dhalinayarada Calanka Soomaliya ku dhex xidha magaalooyinka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sahra SNM ayaa ku baaqday in dhagax lagu dilo Qofkii Calanka Soomaaliya ku dhex xidha malooyiinka Maamulka SNM.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top