Dagaal Beeleed xoogan ayaa ka dhex qarxay beelaha Hagar iyo Hayaag oo mudooyinkii ugu danbeeyay Isku horfadhiyay deegaankaasi.
Dagaalkan ayaa hada ka socda Deegaanka Horufadhi ee Gobolka cayn waxaana laga maqlaya dhamaan deegaanada ku xeeran horufadhi Diryanka hubka Culus,
Goobta Dagaalkan ka socdo waxaa ku sugan maleeshiyaad Somaliland Ah oo labada Beelood ah.
Dagaalkan ayaa daba socda Dilal hore uga dhacay Gocondhaale iyo Buuhoodle,
Ergadii nabada ee Dhulbahante ayaa ku fashilan tahay Coladaasi inay ka gaadhan xal nabadeed