Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo xalna looga gaaro dagaal ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Buuhoodle.