BREAKING NEWS

Cabsida Axmed Madoobe Oo Sababtay Arrin yaab Leh{Daawo}

Waxaa goordhaweyd Gaadhay Magaalada Dhuusamareeb Caasimada maamulka Galmudug ciidamada gaarka ah ee madaxweynaha Jubaland Axmed madoobe.

Cabsi uu axmed madoobe aka qabo Dawlada Somaliya aya sababtay inuu ciidan xoogan oo aad u hubaysan la yimaado gudaha Dhuusamareeb.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top