BREAKING NEWS

Garaad Saleebaan Buraale Adan oo soo dhawayn iyo Casuumaad u sameeye Ergadii Nabadayta

Garaad Saleebaan Buraale Adan oo Kamid ah Golaha Dhaqan Deegaanada SSC Ayaa Degmada Goljano ee Gobolka Cayn soo dhawayn iyo Casuumaad Balaadhan igu sameeye Ergadii Nabadayta Beelaha Walaala ah ee Maalmahan ku sugaan Magaalooyinka Ceegaag iyo Horufadhi.

Garaad saleebaan Buraale oo La Hadlay warbaahintaKhaatumonews ayaa u sheegay in Maanta oo Jimca ah Egooyinka uu Marti Qaaday Degmada Goljano ee Gobolka Cayn Kulankaasina Waxaa uu ahaa Mid Lagu Xoojinaye Nabadayta Labada Beelood.

Waxaana Kaloo Ergooyinka ku soo Biiray Waftu uu Hogaaminayo Garaad Jamac Garaad Ismail oo ka soo Kicitimay Magaalada Laascaanood.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top