Taliyihii hore ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka Goobjoog kaga hadlay doorashooyinka, shirka Dhuusamareeb ee dowlad goboleedyada iyo arrimo kale.