Xildhibaanada Mucaaradku, waxay diidan yihiin Lataliye sare oo Madaxweynaha dalkaas magacaabay, kaas oo ay sheegeen in uu yahay nin aan u qalmin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Taiwan, waxay dhawaan xariir diblumaasiyadeed oo ka careysiiyey Shiinaha iyo Soomaaliya-ba la yeelatay Somaliland oo sheegatay in ay ka go’oday Soomaaliya.