Kadib markii ay shalay soo saaren Qaar kamid ah Isimada dhaqanka SSC baaq ku socda Beesha caalamka iyo Dawlada jabuuti iyo xukumada soomaaliya kaaso ay ku cadeenaayen in Aysan Reer SSc raali ka ahayn wadahadalka Beesha Isaaq loogu kali yeelay Dhamaan goboladii waqooyi,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Caynaashe oo kamid ah Siyasiyiinta SSC islamarkaana ah dadka aadka ugu dagaalama Qadiyada SSC ayaa si kulul uga hadlay baaqa isimada iyo arrimo kale oo badan