BREAKING NEWS

Dagaal xooggan oo dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Daacish{Daawo}

Howlgal qorsheysan oo ay deegaanada Tuurmasaale iyo Camayra oo kuyaala buuraleyda Cal-miskaat ee gobalka Barri kafuliyeen ciidamada difaaca Puntland ayaa lagu dilay 20 xubnood oo katirsan kooxda argagixisada ah ee Daacish, kuwaas oo ay ku sugnaadeenadaas.

Taliska ciidanka PSF ayaa sheegay in howlgalkan lagu dilay Madaxii Tabbaarada, xariirka caalamka iskugu xiri jiray Soomaaliya & Daacish, oo Ajnabi ah iyo kuwa Soomaali ah oo waday.

Madaxii Tababarada, Isku xirka Daacishta Soomaaliya & kuwa caalamka, kuna sugnaa Soomaaliya tan iyo sannadkii 2014-kii ayaa lagu dilay howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan, waxaana kaloo la dhintay xubno muhiim u aha Daacishta ku dhuumaleysata buuraleyda Caalmiskaat.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top