Ergooyin nabadeed oo ka socda Beelaha Dhulbahante oo gaadhay Degmada widh widh. ee Gobolka Cayn ,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Isimada dhanka SSC iyo Waxgaradka Dhulbahante ee Maanta soo Gaadhay Widhwidh, ayaa ka kooban Ergada Beelaha Hagar iyo Hayaag iyo Ergadii Garaadka Guud ee dhulbahante Garaad jaamac garaad Cali hogaaminayay,
Weftiga Ayaa loogu qado Kariyay widhwidh ee Gobolka Cayn Galinkii hore maanta iyado isla galinka danbe ee maanta ay u safreen Degmada Saaxdheer ee gobolka sool, oo gogosha nabadu taal,