BREAKING NEWS

Deg Deg:Dhaawaca Garaado iyo Cuqaal Oo Laascaanood La keenay{Video}

Waxaa Magaalada laascaanood caawa la keenay dhaawaca Garaad Cabdisalaan iyo Caaqil Sanyare oo kamid ah Odayaasha SSC.

Garaad Cabdisalaan iyo Caaqil Sanyare ayaa ka soo baxay maanta galinkii hore Gobolka Cayn iyagoona kusoo jeeday Gobolka Sool, gaar ahaan Colaada Beelaha Maxamuud Garaad ee Nugaasha.

Baaburkii Garaad Cabdisalaan ayaa ku dhacay Duleedka Degmada Yagoori waxaana ku dhaawacmay Garaadka iyo Caaqil sanyare iyo sadex kamid ah dadkii La socday,

Dhaawaca Garaadka iyo caaqilka ayaa hada la keeenay Hospitaalka Manhal Laascaanood

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top