Waxaa Goordhaweyd Dagaal beeleed Ka dhex Qarxay Laba beelood oo kamid ah Gobolka sool, kuwaaso Dirir xoogan ku dhexmartay Deegaanka lafweyn ee Gobolka sool islamarkaana hoostaga Degmaad xudun,
Dagaalkan waxaa uu udhexeeya Beelaha Nuur Axmed iyo jaamac Siyaad oo labadu kamid ah beelweynta Maxamuud Garaad,
Dagaalkan ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo gaadhaya ilaa 5 dhimasho ah,
Maamulka Somaliland oo dajisay qorshe ah in aan marna Nabad ka dhex curan beelaha SSC ayaa marka dab la damiyo dab kale shidaya
Isha Ku hay Widh Widh Online